BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
Ugu yaraan 35 qof ayaa ku dhintay weerar ay Israel ku qaaday Iskuul ku yaal Gaza
Muuqaallo baraha bulshada lagu wadaagay ayaa muujinaya burburka fasalada iskuulka iyo sidoo kale meydad karfan iyo bustooyin lagu daboolay.
Jasiirad qurux badan oo loo tago in laysku daaweeyo sixirka iyo rooxaanta
Waxyaabaha dadka lagu daaweeyo waxaa ka mid ah rooxaanta, sixirka iyo waxyaabaha kale ee la xiriira dhaqanka.
Maxaa sababay kuleylka daran ee laga soo sheegayo Hargeysa?
Saynisyahannada adduunka ayaa sheegay in heerkulka adduunka uu sii kululaanayo, gaar ahaanna dalalka Afrika oo abaaro iyo roob yari laga soo sheegayo. Arrintan ayay sheegeen inay sabab u tahay isbeddelka cimilada.
Shan cunto oo ku caawineysa haddii aad mar walbo daal dareento
Intii aad hal mar qorshe weyn dejisan lahayd oo ku aaddan wax ka beddelka caadooyinka wax cuniddaada, waxaa laga yaabaa inay ka waxtar badan tahay inaad wax yar ku billowdo.
Maxay tahay digniinta culus ee Putin uu mar kale u jeediyey Reer-galbeedka?
Tallaabadan oo kale waxay horseedi kartaa "dhibaatooyin aad u daran", ayuu Putin u sheegay saxafiyiinta ajnabiga ah.
TOOS, Dad ku dhintey duqeyn ay Israa'iil ka geysatay dugsi QM ku leedahay Qasa
Kusoo dhawaada tebinteenna tooska oo aad ka heli kartaan wararkii ugu dambeeyay.
Maxay tahay sababta diyaaradda Kenya Airways ay dhawr jeer uga degi weyday garoonka Muqdisho?
Arrintan ayaa keentay in la isla dhexmaro warar kala duwan oo baraha bulshada lagu faafiyey sababaha keenayey baaqashada diyaaradda
Maxaan ka ognahay toogashadii maanta ka dhacday safaaradda Mareykanka ee Bayruut
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya toogasho maanta ka dhacday meel u dhow safaaradda Mareykanka ee dalka Lubnaan.
Burcad badeedkii Xaafidul Qur'aanka ku noqday xabsiga ee hadda dadka ka wacyi geliya
Muddo dheer waxaa xeebaha Soomaaliya lagu yaqaannay Burcad-badeednimo. , balse sanooyiinkii u dambeeyay waxaa aad hoos ugu dhacay weerarada maraakiibta loo gaysto.
Asma: Gabadha badda quusta ee reer Jabuuti oo BBC-du la kulantay
Asma Xuseen Gidaar oo ah gabadha kaliya ee ku jirta kooxda quusta ee ciidanka badda Jabuuti ayay BBC-du kula kulantay Jabuuti.
Maxay yihiin tallaabooyinka Mareykanka soo saaray ee ka dhanka ah Tahriibayaasha Soomaalidu ka midka yihiin?
In ka badan 6.4 milyan oo muhaajiriin ah ayaa la joojiyay in ay si sharci darro ah ugu gudbaan Mareykanka intii uu jiray maamulkii Joe Biden.
Ninkii hooyadii Wajeer ku dilay oo isna jug soo gaadhay u dhintay
Dadka reer Wajeer ayaa toddobaadkii hore aad uga argagaxay dilka uu ninkaan hadda geeriyooday u gaystay hooyadii.
Maqal iyo Muuqaal
Xul
Muxuu salka ku hayaa dagaalka Baladweyne, maxayse yihiin ragga ku dagaalamaya?
Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ka dhacay dagaal u dhexeeya ciidamo kala taabacsan Hirshabeelle iyo ciidamo taabacsan koox la magac baxday Hiiraan State oo ku sugan gudaha Baladweyne.
Dal ay Soomaali badan iska dhiibto oo qaadashada baasaboorkisa ku xiray aqoonsiga Israa'iil
Waayadan dambe, dagaalka Qasa waxa uu caqabado aan hore loo arag ku noqday qaar ka mid ah Muslimiinta kunool dalalka Yurub
Muuqaal, Sida wiilkan Soomaaliyeed u hirgeliyay adeeg mobile oo Af Soomaali iyo afaf kale lagu barto
Cabdinur Cali Mahdi, oo bartay cilmiga tiknolojiyadda ayaa hindisay application, barnaamij ku shaqeeya mobileka oo ardayda ka caawinaya inay afkooda hooyo ku bartaan manhajyada iskuulada lagu barto.
Xanuunnada halista ah ee laga yaabo inuu wax ka taro subagga ay Soomaalidu isticmaasho
Subagga loogu isticmaalka badan yahay dhulka Soomaalida waxaa laga soo saaraa caanaha ariga iyo lo’da inkastoo abaaraha saameeyey deegaannada uu yaraaday helitaankiisa.
Waa qoloma Naadiya, Su’aasha ugu badan ee ay Soomaalida maanta isweydinayaan?
Kadib guushii shalay ee Naadiya Maxamed, oo loo doortay duqa magaalada St. Louis Park ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, ayaa arrintaasi mar kale soo shaac baxday.
Ayaan Kaaba iyo jaceylkii ay u tahriibtay: ‘Sababta aan ninkeyga ugu tilmaamay Walaal, Soomaaliduna waa wada sirdoon’
Markii uu soo baxay warka la xidhiidha xaflada arooska Ayaan Kaaba iyo seygeeda Cabdi Daysane toddobaadkii hore ayay dadka internetku adeegsida bilaabeen inay dib u baadhaan xidhiidhka horey uga dhexeeyay lamaanahan cusub.
‘Sida aan kusoo noolaaday ayay i weydiiyaan’: Fanaanadii Waayaha Cusub ee geerideeda la faafiyay oo BBC la hadashay
Muddo ka badan shan iyo toban sano ayaa lagu tirinayay inay geeriyootay Mulki Buraale, oo ah gabadh heesaa ah, oo ka tirsanyd kooxdii Waayaha Cusub ee hormuudka mar u ahayd fanka casriga ah ee Soomaalida
"Faa'iidada" laga helo in lammaanaha ay kala seexdaan labo sariirood
Dhab ahaantii, hurdo la'aantu waxay kordhisaa khatarta ah inaad ku dhacdo xaalado caafimaad oo halis ah, oo ay ku jiraan cayilka, sonkorowga iyo cudurada wadnaha, sida uu qabo Harvard Medical School.
Sida ninkii kalaabyada ka niikin jiray u noqday Sheekh caan ka ah Soomaalida dhexdeeda
Waa mid ka mid ah Culimada Diinta Soomaalida ee doorka weyna ku leh dacwada diinta ee Bariga Afrika,wuxuu lahaa aasaaska mid ka mida Iskuulada Islaamiga ee ugu weyn Kenya gaar ahaan Nairobi.
Israa'iiliyiin ka sheekeeyay yaabkii ay la kulmeen markii ay falastiiniyiintu albaabada ku soo garaaceen
Qaar badan ayaa dhuumanaya, iyagoo sheegaya inay maqlayaan rasaas, halka qaar kalena aysan heli karin dadka maqan.
Fan iyo Dhaqan
Seynis iyo Caafimaad
Diin iyo Taariikh
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Ciyaaraha
Ganacsiga iyo Tiknoolijiyadda
Sawirro
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 7 Juunyo 2024, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 6 Juunyo 2024, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 6 Juunyo 2024, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 5 Juunyo 2024, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.